Skip to content
Liiska Suuradaha /

الانفِطَار

ﯿ

الانفِطَار is chapter 82 of the Quran and has 19 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

19 Aayadaha Lambarka Suuradda 82
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

إِذَا ٱلسَّمَآءُ ٱنفَطَرَتۡ

Markay samada dildillaacdo.

وَإِذَا ٱلۡكَوَاكِبُ ٱنتَثَرَتۡ

Markay xiddiguhu daataan oo kala firdhaan.

وَإِذَا ٱلۡبِحَارُ فُجِّرَتۡ

Marka badaha laysku furo oo soo fatahaan.

وَإِذَا ٱلۡقُبُورُ بُعۡثِرَتۡ

Marka qabuuraha la soo qufo.

عَلِمَتۡ نَفۡسٞ مَّا قَدَّمَتۡ وَأَخَّرَتۡ

Naf walbaa waxay ogaan waxay hormarsatay iyo (waxay) dib marisay (khayr ama shar oo laga jaazeyn).