83 : 33 وَمَآ أُرۡسِلُواْ عَلَيۡهِمۡ حَٰفِظِينَ Ma loo dirsan inay gaar ka hayaan iyo ilaalo (mu’miniinta) dushooda.