83 : 36 هَلۡ ثُوِّبَ ٱلۡكُفَّارُ مَا كَانُواْ يَفۡعَلُونَ Miyaan laga abaal marin gaalada waxay (xume) falayeen?