Skip to content
Al-mudaffifiin /

Aayad 23

83 : 23

Aayad 23 of Al-mudaffifiin (83 : 23). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

Al-mudaffifiin Aayadaha 36
Suurad · Al-mudaffifiin
Soomaaliga · Yacob
83 : 23

عَلَى ٱلۡأَرَآئِكِ يَنظُرُونَ

Sariiro boqoreed korkood iyagoo ka daawan (wax waliba oo nicmooyinka Jannada ah).