Skip to content
Liiska Suuradaha /

المَعَارج

المَعَارج is chapter 70 of the Quran and has 44 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

44 Aayadaha Lambarka Suuradda 70
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

سَأَلَ سَآئِلُۢ بِعَذَابٖ وَاقِعٖ

Mid wax dalbaya baa dalbay in cadaab ku dhacda 'gaalada loo soo dedejiyo' .

Explanation & meanings · 1
  1. Gaaladu waxay ka hor yimaadeen Nabiga s.c.w. iyagoo ka dalbay inuu ku keeno cadaab dushooda.

لِّلۡكَٰفِرِينَ لَيۡسَ لَهُۥ دَافِعٞ

(Cadaabkaasna) ma jiro wax gaalada ka celin -

مِّنَ ٱللَّهِ ذِي ٱلۡمَعَارِجِ

Ka iman xagga Alle, ee leh jidadka kor loogu fuulo (samooyinka).

تَعۡرُجُ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ إِلَيۡهِ فِي يَوۡمٖ كَانَ مِقۡدَارُهُۥ خَمۡسِينَ أَلۡفَ سَنَةٖ

Kor u koraan Malaa’igta iyo Ruuxa (Jabriil) Maalin qaddarkeedu dhan yahay konton kun oo sano.

فَٱصۡبِرۡ صَبۡرٗا جَمِيلًا

Ee samir (Nabiyow) samir wanaagsan.