Skip to content
Liiska Suuradaha /

الحَاقة

الحَاقة is chapter 69 of the Quran and has 52 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

52 Aayadaha Lambarka Suuradda 69
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

ٱلۡحَآقَّةُ

Xaqiiqda dhabta ah ee sugan !

Explanation & meanings · 1
  1. Al-Xaaqqah: Xaqiiqda dhabta ah, waa magac kale oo loo yaqaan Qiyaamaha.

مَا ٱلۡحَآقَّةُ

Waa maxay xaqiiqda dhabta ahi?!

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡحَآقَّةُ

Maxaad ka og tahay waxay tahay xaqiiqdaa dhabta ahi ee sugan?!

كَذَّبَتۡ ثَمُودُ وَعَادُۢ بِٱلۡقَارِعَةِ

Thamuud iyo Caadba waxay beeniyeen (Qalbi) Garaacdada (Maalinta Qiyaame).

فَأَمَّا ثَمُودُ فَأُهۡلِكُواْ بِٱلطَّاغِيَةِ

Ma Thamuud, waxaa lagu halaagay Qeylo Daran .

Explanation & meanings · 1
  1. Qarax xoog leh oo ay la dhinteen dadkii.