70 : 24 وَٱلَّذِينَ فِيٓ أَمۡوَٰلِهِمۡ حَقّٞ مَّعۡلُومٞ Ee ah kuwa maalkooda uu ugu jiro qayb la yaqaan.