70 : 26 وَٱلَّذِينَ يُصَدِّقُونَ بِيَوۡمِ ٱلدِّينِ Ee ah kuwa rumeysan Maalinta jaazeynta (Qiyaamaha).