Skip to content

السؤال

س٢٢: ماذا تقول عند الفراغ من الطعام؟

S22: Maxaad odhan markaad bogto/dhammeyso cunidda cuntada?

الجواب

ج:«الحمد لله الذي أطعمني هذا، ورزقنيه، من غير حول مني ولا قوة»

رواه أبو داود وابن ماجة وغيرهما.

J: "Alxamdu lillaahi alladii adcamanii haadaa warasaqaniihi min qayri xawlin minnii walaa quwwah" Waxaa ammaan iyo mahad leh Alle oo igu quudiyay quudkan, iguna irsaaqay, iyadoon jirin xeelad iyo Xoog xaggayga ka ahaaday".

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud, ibnu Maajah, iyo qeyrkood.