Skip to content

السؤال

س٢٣: ما هو دعاء الضيف لصاحب الطعام؟

S23: Waa maxay ducada qofka martida ah la dooni inuu ugu duceeyo cidda marti qaadday?

الجواب

ج:«اللـهم بـارك لهـم فيما رزقتهـم، واغـفر لهم وارحمهم»

رواه مسلم.

J: "Alloow u barakee waxaad ku arsaaqday, oo u denbi dhaaf una naxariiso".

Waxaa soo weriyey Muslim.