Skip to content

السؤال

س24: ما هو الكسل؟

S24: Waa maxay wahsiga?

الجواب

ج:هو التثاقل عن فعل الخير وما يجب على الإنسان فعله.

ومن ذلك: التكاسل في فعل الواجبات.

  • قال الله تَعَالَى:

﴿إِنَّ ٱلۡمُنَٰفِقِينَ يُخَٰدِعُونَ ٱللَّهَ وَهُوَ خَٰدِعُهُمۡ وَإِذَا قَامُوٓاْ إِلَى ٱلصَّلَوٰةِ قَامُواْ كُسَالَىٰ يُرَآءُونَ ٱلنَّاسَ وَلَا يَذۡكُرُونَ ٱللَّهَ إِلَّا قَلِيلٗا﴾

[النساء: ١٤٢].

فينبغي للمؤمن ترك الكسل والخمول والقعود، والسعي في العمل والحركة، والجد والاجتهاد في هذه الحياة بما يرضي الله تَعَالَى.

J: Waa inaad ka cago jiiddo sama falka iyo waxa laga dooni qofku inuu sameeyo ee wanaag iyo xoogsi ah.

Waxaana ka mid ah arrinkaasi: Ka wahsiga sameynta waxa waajibka ah.

  • Alle kor ahaaye wuxuu yidhi:

(Munaafiqiintu waxay (u heystaan inay) dagayaan Alle, Isagaase dagaya, markay u kacaan salaaddana, waxay kacaan iyagoo wahsi ku jiro, waxay istusaan oo keliya dadka, mana xusaan Alle wax yar ma’ahee).

[Suuradda An-Nisaa: 80].

Waxaa la gudboon qofka mu'minka ah ka tegitaanka wahsiga, dhaqdhaqaaq la'aanta iyo meel iska fadhiga, waxana la gudboon inuu shaqeysto oo ku dadaalo noloshan adduunka waxa Alle kor ahaaye raalli gelin.