Skip to content

Waa maxay noocyada cadhadu?

الباب / الفصل
قسم الأخلاق

السؤال

س٢٥: ما أنواع الغضب؟

S25: Waa maxay noocyada cadhadu?

الجواب

ج:١. غضب محمود: وهو أن يكون لله إذا انتهك الكفار أو المنافقون أو غيرهم حرماته سُبْحَانَهُ.

  1. غضب مذموم: وهو الغضب الذي يجعل الإنسان يعمل ويقول ما لا ينبغي.
  • علاج الغضب المذموم:
  • الوُضوءُ.
  • القُعودُ إنْ كان قائمًا، والاضْطِجاعُ إن كان قاعدًا.
  • أن يَلتزِمَ بوصيَّةِ النَّبيِّ صلى الله عليه وسلم في ذلك: «لا تَغضَبْ».
  • أن يَضبِطَ النَّفْسَ عنِ الاندفاعِ عند الغضبِ.
  • الاستعاذةُ باللهِ مِنَ الشَّيطانِ الرَّجيمِ.
  • السُّكوتُ.

J: 1. Cadhada wanaagsan: Waana in Ilaahay darti loo cadhoodo markay gaaladu iyo munaafiqiintu iyo kuwo kaleba ay ku xadgubaan waxa uu Alle reebay, kor ahaaye.

  1. Cadhada xun: Waana cadhada ka yeesha qofka inuu falo ama yidhaahdo waxaan habbooneyn.
  • Daawada cadhada xun:
  • Weysaysiga.
  • Inuu qofku fadhiisto hadduu taagan yahay, ama dhinac u jiifsado hadduu fadhiyo.
  • Inuu qaato dardaaranka Nabiga -Sallallahu calayhi wasallam- ee arrinkaas ee ah: "Ha cadhoon".
  • Inuu ka xakameeyo naftiisa inay ku dhaqaaqdo waxaan wanaagsaneyn markuu cadhoodo.
  • Inuu ka cuudubilleysto oo ka magan galo Alle shaydaanka la fogeeyey.
  • Aamuska.