Skip to content

Waa maxay namiimada (war u kala geynta dadka)?

الباب / الفصل
قسم الأخلاق

السؤال

س٢٣: ما هي النميمة؟

S23: Waa maxay namiimada (war u kala geynta dadka)?

الجواب

ج:هي نقل الأحاديث بين الناس للإفساد بينهم.

  • قال رسول الله ﷺ:

«لا يَدخُلُ الجَنَّةَ نَمَّامٌ»

رواه مسلم.

J: Waa inaad war u kala geyso dadka si aad isugu dirto.

  • Rasuulka Alle -sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:

"Ma galayo jannada qofka dadka isku dira ee warka u kala qaada si ay u colloobaan".

Waxaa soo weriyey Muslim.