Skip to content

Dhammeystir xadiiskan: (Ma rumeyn midkiin (Alle) jeer aan ahaado midka uu ugu jecel yahay..) sheegna wax ka mid ah faa'iidooyinka laga qaadanayo?

الباب / الفصل
قسم الحديث

السؤال

س6: أكمل حديث: «لا يؤمن أحدكم حتى أكون أحب إليه ...»، واذكر بعض فوائده.

S6: Dhammeystir xadiiskan: (Ma rumeyn midkiin (Alle) jeer aan ahaado midka uu ugu jecel yahay..) sheegna wax ka mid ah faa'iidooyinka laga qaadanayo?

الجواب

ج:عن أنس رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ، قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:

«لا يؤمن أحدكم حتى أكون أحب إليه من والده، وولده، والناس أجمعين»

رواه البخاري ومسلم.

من فوائد الحديث:

  • يجب محبة النبي صلى الله عليه وسلم أكثر من كل الناس.
  • أن ذلك من كمال الإيمان.

Jawaab: Anas- Allaha ka raalli noqdee -wuxuu yidhi: Rasuulkii Alle sallallaahu calayhi wasallam wuxuu yidhi:

"Midkiin ma rumeyn Alle jeer uu i jeclaado in ka badan waalidki, ilmahiisa, iyo dadkoo dhammi".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.

Faa’idooyinka laga qaadanayo xadiiskan:

  • Waa waajib maxabbada Nabigu -Sallallaahu calayhi wasallam- in ka badan dadka oo dhan.
  • Arrinkaasi wuxuu muujinayaa dhammeystirka wanaagga rumeynta Alle (Iimaanka).