Skip to content

Dhammeystir xadiiskan: Qofka iimaankiisu ma kaamil noqdo ilaa uu la jeclaado walaalkii.. Sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa.

الباب / الفصل
قسم الحديث

السؤال

س7: أكمل حديث: «لا يؤمن أحدكم حتى يحب لأخيه ...»، واذكر بعض فوائده.

S7: Dhammeystir xadiiskan: Qofka iimaankiisu ma kaamil noqdo ilaa uu la jeclaado walaalkii.. Sheegna wax ka mid ah faa’idooyinkiisa.

الجواب

ج:عن أنس رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ، قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:

«لا يؤمن أحدكم؛ حتى يحب لأخيه ما يحب لنفسه»

رواه البخاري ومسلم.

من فوائد الحديث:

  • على المؤمن أن يحب للمؤمنين من الخير كما يحب لنفسه.
  • وذلك من كمال الإيمان.

Jawaab: Anas- Allaha ka raalli noqdee -wuxuu yidhi: Rasuulkii Alle sallallaahu calayhi wasallam wuxuu yidhi:

"Ma rumeyn qofkiin (iimaan dhab ah) ilaa uu la jeclaado walaalkii waxa uu naftiisa la jecel yahay.”

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.

Faa’idooyinka laga qaadanayo xadiiskan:

  • Qofka mu'minka ah waxaa saaran inuu la jeclaado mu'miniinta kheyr sida uu ula jecel yahay naftiisa oo kale.
  • Waana sidaas sida uu Iimaanka ku kaamil noqdo.