Skip to content

dhammeystir xadiiskan: "Qofkii ku dhaarta Alle wax aan ahayn.." Oo sheeg wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?

الباب / الفصل
قسم الحديث

السؤال

س5: أكمل حديث: «من حلف بغير الله ...»، واذكر بعض فوائده.

S5: dhammeystir xadiiskan: "Qofkii ku dhaarta Alle wax aan ahayn.." Oo sheeg wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?

الجواب

ج:عن ابن عمر رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُما أن النبي ﷺ قال:

«من حلف بغير الله؛ فقد كفر أو أشرك».

رواه الترمذي.

فوائد من الحديث:

  • لا يجوز الحلف إلا بالله تَعَالَى.
  • الحلف بغير الله تَعَالَى من الشرك الأصغر.

Jawaab: Ibnu Cumar-Allaha ka raalli noqdee- waxaa laga soo weriyey in uu Nabigu-sallallaahu calayhi wasallam- yidhi:

"Qofkii ku dhaarta wax aan Alle ahayn waa qof ku dhacay gaalinmo ama shirki".

Waxaa soo weriyey At-Tirmidi.

Faa’idooyinka laga qaadan xadiiskan:

  • Ma bannaana ku dhaarashada waxaan Alle aheyn kor ahaaye.
  • Ku dhaarashada cid aan Alle aheyn waa shirki yar.