Skip to content

Dhammeystir xadiiska: Waxaa mu’miniinta ugu iimaan dhammeystiran..." oo sheeg wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?

الباب / الفصل
قسم الحديث

السؤال

س4: أكمل حديث «أكمل المؤمنين إيمانًا ...»، واذكر بعض فوائده.

S4: Dhammeystir xadiiska: Waxaa mu’miniinta ugu iimaan dhammeystiran..." oo sheeg wax ka mid ah faa’idooyinkiisa?

الجواب

ج:عن أبي هريرة رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:

«أكمل المؤمنين إيمانًا: أحسنهم خلقًا»

رواه الترمذي وقال: "حديث حسن صحيح".

فوائد من الحديث:

  1. الحث على حسن الخلق.
  2. وأن كمال الخلق من كمال الإيمان.
  3. وأن الإيمان يزيد وينقص.

Jawaab: Abuu Hurayrah-Allaha ka raalli noqdee -waxaa laga soo weriyey inuu yidhi: Rasuulka Alle-sallallaahu calayhi wasalam- wuxuu yidhi:

"Mu'miniinta waxaa ugu Iimaan dhammeystiran: Kooda ugu dabeecadda fiican".

Waxaa soo weriyey At-Tirmidhi oo yidhi: waa xadiis sened wanaagsan saxiix ah.

Faa’idooyinka laga qaadan xadiiskan:

  1. Isku boorrinta debciga wanaagsan.
  2. In dabeecad wanaagga oo dhammi astaan u tahay iimaan dhammeystiran.
  3. Iimaanku wuu kordhaa waanu naaqusmaa (yaraadaa).