Iimaanku ma waxaa weeye qowl (hadal) iyo camal/fal (sameyn)?
- الموضوعات
- الإيمان
- الباب / الفصل
- قسم العقيدة
السؤال
س36: هل الإيمان قول وعمل؟
S36: Iimaanku ma waxaa weeye qowl (hadal) iyo camal/fal (sameyn)?
الجواب
ج:الإيمان قول وعملٌ واعتقاد.
- فهو قولٌ باللسان، واعتقادٌ وعمل بالجَنان - أي: القلب - وعملٌ بالجوارح والأركان.
- في الحديث عن أبي هريرة رضي الله عنه، عن النبي صلى الله عليه وسلم قال:
«الإيمان بضع وسبعون - أو: بضع وستون - شعبة، فأفضلها قول: لا إله إلا الله، وأدناها إماطة الأذى عن الطريق، والحياء شعبة من الإيمان»
رواه مسلم.
J-Iimaanku waa qowl (hadal) iyo camal (sameyn) iyo rumeyn.
- Waa hadal lagaga dhawaaqo carrabka, lagana rumeysan yahay qalbiga oo lagaga dhaqmo xubnaha jidhka oo dhan.
Waxaa laga soo weriyey Abuu Hureyra oo ka soo weriyey Nabiga sallallaahu calayhi wasallam. inuu yidhi:
"Iimaanku (rumeynta Alle) waa dhowr iyo toddobaatan qeybood - ama: dhowr iyo lixdan qeybood, waxaa ugu fadli badan odhaahda: Laa ilaaha illal Laah, waxaana ka mid ah sidoo kale oo soo geli jidka oo laga qaado waxa dadka waxyeelaya, xishoodkuna waa qeyb ka mid ah Iimaanka".
Waxaa soo weriyey Muslim.