Skip to content

السؤال

س37: هل الإيمان يزيد وينقص؟

S37: Iimaanku ma kordhaa oo yaraadaa ?

الجواب

ج:الإيمان يزيد بالطاعة وينقص بالمعصية.

  • قال تَعَالَى:

﴿إِنَّمَا ٱلۡمُؤۡمِنُونَ ٱلَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ ٱللَّهُ وَجِلَتۡ قُلُوبُهُمۡ وَإِذَا تُلِيَتۡ عَلَيۡهِمۡ ءَايَٰتُهُۥ زَادَتۡهُمۡ إِيمَٰنٗا وَعَلَىٰ رَبِّهِمۡ يَتَوَكَّلُونَ﴾

[الأنفال: 2].

J: Iimaanku (rumeynta Alle) wuxuu ku kordhaa daacada (u hoggaansanaanta Alle) wuxuuna ku yaraadaa macsida (sameynta xumaha Alle reebey).

Alle wuxuu yidhi:

"Mu'miniinta dhabta ah waa kuwa marka Alle la Xuso ay gasho cabsi quluubtooda, marka loo Akhriyo Aayadahiisana ay Iimaan u kordhiso, Rabbigood uun tala saarta".

[Suuradda Al-Anfaal: 2].