Skip to content

السؤال

س31: ما هو الخوف؟ وما هو الرجاء؟ وما الدليل؟

S31: Waa maxay cabsidu? Waana maxay rajadu? Maxaana u daliil ah?

الجواب

ج:الخوف: هو الخشية من الله ومن عقابه.

الرجاء: هو الطمع في ثواب الله ومغفرته ورحمته.

الدليل: قوله تَعَالَى:

﴿أُوْلَٰٓئِكَ ٱلَّذِينَ يَدۡعُونَ يَبۡتَغُونَ إِلَىٰ رَبِّهِمُ ٱلۡوَسِيلَةَ أَيُّهُمۡ أَقۡرَبُ وَيَرۡجُونَ رَحۡمَتَهُۥ وَيَخَافُونَ عَذَابَهُۥٓۚ إِنَّ عَذَابَ رَبِّكَ كَانَ مَحۡذُورٗا﴾

[الإسراء: 57].

وقال تَعَالَى:

﴿نَبِّئْ عِبَادِي أَنِّي أَنَا الْغَفُورُ الرَّحِيمُ 49 وَأَنَّ عَذَابِي هُوَ الْعَذَابُ الْأَلِيمُ 50﴾

[الحجر: 49-50]

J- Cabsidu: Waa inaad ka baqdo Alle iyo Ciqaabkiisa.

Rajadu: Waa inaad rajeyso abaalgudka Alle, denbi dhaaf iyo Naxariistiisa.

Daliilku: Waa Qowlka Alle kor ahaaye:

"Kuwaas ay baryayaan (caabudayaan), iyaga naf ahaantooda ayaa doona asbaabta u dhowaanshaha Rabbigood– koodii ugu dhowaansho badan - waxayna rajeeyaan Naxariistiisa, oo ka cabasadaan Cadaabkiisa. Cadaabka Rabbigaana waa wax laga digtoonaado".

[Suurada Al-israa: 57].

Wuxuu kaloo yidhi kor ahaaye:

"Ogeysii addoomahayga inaan Anigu (waa Alle'e) ahay Denbi Dhaaf Badanaha, Naxariista Badan. Iyo in Cadaabkaygu uu yahay cadaabka xanuunka badan".

[Suuradda Al-Xijr: 49-50].