Skip to content

Waa maxay Daarta lagu abaal marin gaalada?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س30: ما هي دار الكافرين؟

S30: Waa maxay Daarta lagu abaal marin gaalada?

الجواب

ج:النار، قال تَعَالَى:

﴿فَٱتَّقُواْ ٱلنَّارَ ٱلَّتِي وَقُودُهَا ٱلنَّاسُ وَٱلۡحِجَارَةُۖ أُعِدَّتۡ لِلۡكَٰفِرِينَ﴾

[البقرة: 24].

J: Waa Naarta, Alle kor ahaaye wuxuu yidhi:

"Iska jira Naarta lagu hurinaayo dad iyo dhagaxaan, ee loo diyaarshay gaalada".

[Suuradda Al-Baqarah: 50].