Skip to content

Sheeg qaar ka mid ah Magacyada iyo Tilmaamaha Alle kor ahaaye?.

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س32: اذكر بعض أسماء الله تَعَالَى وصفاته.

S32: Sheeg qaar ka mid ah Magacyada iyo Tilmaamaha Alle kor ahaaye?.

الجواب

ج:الله، والرب، والرحمن، والسميع، والبصير، والعليم، والرزاق، والحي، والعظيم، والحكيم .... إلى غير ذلك من الأسماء الحسنى والصفات العلى.

J: Allaah, waa Rabbiga, Naxariistaha, Maqlid Badanaha, Arkid Badanaha, Ogsoonaha wax walba, arsaaqaha, Noolaha daa'inka ah, Weynaha, Xakiimka ...waxuu kaloo leeyahay Magacyada aan la koobi karin ee wanaagga iyo quruxda badan iyo Tilmaamaha sare.