Waa maxay xaqa ay nagu leeyihiin qarabadii islaamtey ee Nabiga sallallaahu calayhi wasallam.?
- الموضوعات
- حقوق النبي وأصحابهأهل البيت
- التصنيف الشرعي
- العقيدةأهل البيت وفضلهم
- الباب / الفصل
- قسم العقيدة
السؤال
س27: ما هو حق آل بيت النبي صلى الله عليه وسلم علينا؟
S27: Waa maxay xaqa ay nagu leeyihiin qarabadii islaamtey ee Nabiga sallallaahu calayhi wasallam.?
الجواب
ج:نحبهم ونتولاهم ونبغض من يبغضهم ولا نغلو فيهم، وهم أزواجه، وذريته، وبنو هاشم، وبنو المطلب من المؤمنين.
قال تعالى:
﴿إِنَّمَا يُرِيدُ ٱللَّهُ لِيُذۡهِبَ عَنكُمُ ٱلرِّجۡسَ أَهۡلَ ٱلۡبَيۡتِ وَيُطَهِّرَكُمۡ تَطۡهِيرٗا﴾
[الأحزاب: ٣٣].
وفي الحديث عن النبي صلى الله عليه وسلم قال:
«أذكركم الله في أهل بيتي، أذكركم الله في أهل بيتي، أذكركم الله في أهل بيتي»
رواه مسلم.
J: Waa inaan jeclaanno ehlu beytka Nabiga oo ka yeelanno sokeeye oo nacno ciddii neceb, waana inaan la gaarsiin heer la caabudo, ehlu beytka Nabigana waa xaasaskiisa iyo ubadkiisa iyo ilmo Haashim iyo ilmo Al-Muddalib kuwooda mu'miniinta ah.
Alle wuxuu yidhi:
(Alle wuxuu rabaa uun inuu idinka fogeeyo fadarada (denbiga, xumaanta) Ehlu baytkow, iyo inuu idin daahiriyo daahirin dhan).
[Suuradda Al-Axzaab:21].
Waxaana ku soo arooray xadiiska Nabiga sallallaahu calayhi wasallam inuu yidhi:
"Waxaan idin xusuusin inaad Alle uga cabsataan ehlu beytkayga (ha dhibaateynina), waxaan idin xusuusin inaad Alle uga cabsataan ehlu beytkayga, waxaan idin xusuusin inaad Alle uga cabsataan ehlu beytkayga".
Waxaa soo weriyey Muslim.