Waa maxay waajibka naga saaran madaxda talada u haya muslimiinta?
- التصنيف الشرعي
- الدعوة والحسبةالسياسة الشرعيةأحكام الإمامةالدعوة والحسبةالسياسة الشرعيةحقوق الرعية على الإمامالدعوة والحسبةالسياسة الشرعيةالخروج على الإمام
- الباب / الفصل
- قسم العقيدة
السؤال
س28: ما واجبنا تجاه ولاة أمر المسلمين؟
S28: Waa maxay waajibka naga saaran madaxda talada u haya muslimiinta?
الجواب
ج:واجبنا: احترامهم والسمع والطاعة لهم في غير معصية، والدعاء والنصح لهم سرًّا، وعدم الخروج عليهم، إلا أن نرى كفرًا بواحًا.
قال تعالى:
﴿يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ أَطِيعُواْ ٱللَّهَ وَأَطِيعُواْ ٱلرَّسُولَ وَأُوْلِي ٱلۡأَمۡرِ مِنكُمۡۖ فَإِن تَنَٰزَعۡتُمۡ فِي شَيۡءٖ فَرُدُّوهُ إِلَى ٱللَّهِ وَٱلرَّسُولِ إِن كُنتُمۡ تُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِ وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡأٓخِرِۚ ذَٰلِكَ خَيۡرٞ وَأَحۡسَنُ تَأۡوِيلًا﴾
[النساء: ٥٩].
J: Waxaa nagu waajib ah: in la ixtiraamo, la maqlo oo la addeeco wixii aan macsi aheyn mooyee, iyo in loo duceeyo oo la waaniyo sir ahaan oo aan laga bixin taladooda, inay la yimaadaan gaalnimo cad mahee.
Alle wuxuu yidhi:
"Kuwa (Xaqa) rumeeyoow! Addeeca Alle oo addeeca Rasuulka (Nabi Muxammad sallallaahu calayhi wasallam), iyo kuwa idinka mid ah ee idiin haya talada. Haddaad wax isku qabataanna, u celiya Alle iyo Rasuulka, haddaad rumeysan tihiin Alle iyo Maalinta Aakhiro. Arrinkani baa khayr badan oo cidhib wanaagsan".
[Suuradda An-Nisaa: 80].