Skip to content

السؤال

س26: من هن أمهات المؤمنين؟

S26: Waa kuwee hooyooyinka mu’miniintu?

الجواب

ج:هن زوجات النبي صلى الله عليه وسلم.

  • قال تَعَالَى:

﴿ٱلنَّبِيُّ أَوۡلَى بِٱلۡمُؤۡمِنِينَ مِنۡ أَنفُسِهِمۡۖ وَأَزۡوَجُهُۥٓ أُمَّهَتُهُمۡۗ﴾

[الأحزاب: ٦].

J- Waa xaasaskii Nabiga sallallaahu calayhi wasallam.

Alle wuxuu yidhi:

"Nabigu isagaa uga xaq leh mu’miniinta nafahooda, xaasaskiisuna waa hooyooyinkood (oo kale)".

[Suuradda Al-Axzaab:21].