Skip to content

Waa maxay Daarta lagu abaal marin mu’miniinta?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س29: ما هي دار المؤمنين؟

S29: Waa maxay Daarta lagu abaal marin mu’miniinta?

الجواب

ج:الجنة، قال تَعَالَى:

﴿إِنَّ اللَّهَ يُدْخِلُ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ جَنَّاتٍ تَجْرِي مِنْ تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ﴾

[محمد: 12].

J- Waa Jannada, Alle kor ahaaye wuxuu yidhi:

"Alle wuxuu gelin kuwa (xaqa) rumeeyey ee fala samaha beero (Jannooyin) ay hoos qul-qulaan webiyo".

[Suuradda Muxammad:19].