Skip to content
Liiska Suuradaha /

المُرسَلات

المُرسَلات is chapter 77 of the Quran and has 50 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

50 Aayadaha Lambarka Suuradda 77
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلۡمُرۡسَلَٰتِ عُرۡفٗا

Waxaan ku dhaartay dabeylaha wanaagga lala soo diro.

فَٱلۡعَٰصِفَٰتِ عَصۡفٗا

Iyo dabeylaha sida daran u kaca.

وَٱلنَّٰشِرَٰتِ نَشۡرٗا

Iyo dabeylaha u kaxeeya daruuraha meelahooda loogu tala galay;

فَٱلۡفَٰرِقَٰتِ فَرۡقٗا

Iyo (malaa'igta) kala saara (Xaqa iyo baadilka) kala saarid dhan .

Explanation & meanings · 1
  1. Xalaasha iyo xaaraanta.

فَٱلۡمُلۡقِيَٰتِ ذِكۡرًا

Iyo malaa’igta keena Waxyiga