Skip to content
المُرسَلات /

Aayad 48

77 : 48
المُرسَلات Aayadaha 50
77 : 48

وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ ٱرۡكَعُواْ لَا يَرۡكَعُونَ

Marka lagu yidhaahdo: Rukuuca ma ay rukuucaan .

Explanation & meanings · 1
  1. Marka lagu yidhaahdo u hoggaansama Amarka Alle uma hoggaansamaan, sidoo kale waxaa lagu fasiray marka lagu yidhaahdo tukada ma ay tukadaan.