Skip to content
Liiska Suuradaha /

النَّبَإ

النَّبَإ is chapter 78 of the Quran and has 40 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

40 Aayadaha Lambarka Suuradda 78
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

عَمَّ يَتَسَآءَلُونَ

Maxay isweydiinayaan (gaaladu)?

عَنِ ٱلنَّبَإِ ٱلۡعَظِيمِ

Ma Warka Weyn (Qur’aanka ama Qiyaamada).

ٱلَّذِي هُمۡ فِيهِ مُخۡتَلِفُونَ

Ay isku khilaafsan yihiin (mid rumeysan iyo mid beeninaya)?

كَلَّا سَيَعۡلَمُونَ

Mayee, way ogaan doonaan (waxa ku dhaca beenintooda Xaqa darteed).

ثُمَّ كَلَّا سَيَعۡلَمُونَ

Misna, mayee way ogaan doonaan (waxa ku dhaca).