السؤال
س١٥: من هم أعداء الإنسان؟
S15: Waa kuwee cadowyada dadku?
الجواب
ج:١. النفس الأمارة بالسوء: وذلك أن يتبع الإنسان ما تمليه عليه نفسه وهواه في معصية الله تَبَارَكَ وَتَعَالَى،
قال سُبْحَانَهُ:
﴿إِنَّ ٱلنَّفۡسَ لَأَمَّارَةُۢ بِٱلسُّوۤءِ إِلَّا مَا رَحِمَ رَبِّيۚ إِنَّ رَبِّي غَفُورٌ رَّحِيمٌ﴾
[يوسف: ٥٣].
- الشيطان: وهو عدو ابن آدم وغايته أن يضل الإنسان ويوسوس له في الشر ويدخله النار.
قال تَعَالَى:
﴿وَلَا تَتَّبِعُواْ خُطُوَٰتِ ٱلشَّيۡطَٰنِۚ إِنَّهُۥ لَكُمۡ عَدُوّٞ مُّبِينٌ﴾
[البقرة: ١٦٨].
- أصحاب السوء: الذين يحثّون على الشر، ويصدّون عن الخير.
﴿ٱلۡأَخِلَّآءُ يَوۡمَئِذِۭ بَعۡضُهُمۡ لِبَعۡضٍ عَدُوٌّ إِلَّا ٱلۡمُتَّقِينَ﴾
[الزخرف: 67].
J: 1. Nafta amarta xumaha: isagoo qofku raacaya waxay naftiisu u iilato iyo hawadiisa ee ku caasinta Alle kor ahaaye ah.
Alle xumaan ka hufane wuxuu yidhi:
(Naftu waa xume amarto, mid uu Rabbigay u naxariisto maahee. Rabbigay waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis Badan).
[Suuradda Yuusuf: 53].
- Shaydaanka: Waa cadowga ilmo Aadam ujeeddadiisa ugu weyni waa inuu lumiyo qofka oo ku waswaas geliyo sharka oo Naar geliyo.
Alle wuxuu yidhi:
(Ha raacina tallaabooyinka Shaydaanka. Hubaal wuxuu idiin yahay cadow cad).
[Suuradda Al-Baqarah: 50].
- Saaxiibbada xun: Waa kuwa ku boorriya dadka sharka, oo ka hor istaaga kheyrka.
(Saaxiibbadu Maalintaas waxay isu ahaan cadow qaarkoodba qaarka kale, kuwa wanaagsan ee Alle ka baqa ee iska jira xumaha mooyee).
(Suuradda Az-Zukhruf: 13, 14).