Waa maxay tilmaamaha laga rabo xijaabka haweenta Muslimidda ah?
- الباب / الفصل
- قسم المنوعات
السؤال
س١٤: ما صفات حجاب المرأة المسلمة؟
S14: Waa maxay tilmaamaha laga rabo xijaabka haweenta Muslimidda ah?
الجواب
ج:- أن يكون ساترًا لجميع البدن.
– أن لا يكون به زينة.
– أن لا يكون شفافًا.
– أن يكون واسعًا غير ضيق.
– أن لا يكون مبخرًا مطيبًا.
– أن لا يشبه لباس الرجل.
– أن لا يشبه لباس الكافرات والفاسقات.
- قال تعالى:
﴿يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّبِيُّ قُل لِّأَزۡوَٰجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَآءِ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ يُدۡنِينَ عَلَيۡهِنَّ مِن جَلَٰبِيبِهِنَّۚ ذَٰلِكَ أَدۡنَىٰٓ أَن يُعۡرَفۡنَ فَلَا يُؤۡذَيۡنَۗ وَكَانَ ٱللَّهُ غَفُورٗا رَّحِيمٗا﴾
[الأحزاب: ٥٩].
معنى الآية:
يا أيها النبي قل لأزواجك وبناتك ونساء المؤمنين يرخين على رؤوسهن ووجوههن مِن أرديتهن وملاحفهن؛ لستر وجوههن وصدورهن ورؤوسهن؛ ذلك أقرب أن يميَّزن بالسَّتر والصيانة، فلا يُتعرَّض لهن بمكروه أو أذى. وكان الله غفورًا رحيمًا حيث غفر لكم ما سلف، ورحمكم بما أوضح لكم من الحلال والحرام.
J: Waa inuu asturo jidhka oo dhan.
- Waa inuusan qurux iyo bilic laheyn.-
- Waa inuusan khafiif aheyn muujin jidhka.
- Waa inuu waasic yahay aan cidhiidhi aheyn.
- Waa inaan uunsi iyo barafuun la marin.
- Waa inuusan shabbahin (u ekaan) dharka ragga.
- Waa inuusan shabbahin (u ekaan) dharka gaalada iyo caasiyaasha (dadka xun).
Alle wuxuu yidhi:
(Nabiyow! Ku dheh (oo amar) xaasaskaaga iyo gabdhahaaga iyo haweenka mu’miniinta ah inay isku dadaan xijaabkooda. (Arrin) kani baa roon oo wanaagsan si loogu aqoonsado, sidaas darteedna aan loo faduulin. Allena waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis Badan".
[Suuradda Al-Axzaab:21].
Macnaha Aayadda:
Nabiyow ku dheh oo amar xaasaskaaga iyo gabdhahaaga iyo haweenka mu'miniinta inay ku soo rogaan madaxyadooda iyo wejiyadooda maryahooda iyo go'yadooda; si ay u asturaan wejiyadooda iyo laabahooda iyo madaxyadooda si aan loo faduulin ama loo dhibin. Allena waa Denbi Dhaaf Badane Isagoo idiin dhaafay wixii horay idiinka dhacay denbiyo, oo idiinku naxariistay inuu idiin caddeeyey xalaasha iyo xaaraanta.