Skip to content

السؤال

س۱۷: ما هي التوبة؟

S17: Waa maxay tawbadu?

الجواب

ج:التوبة: هي الرجوع عن معصية الله تَعَالَى إلى طاعته.

قال تَعَالَى:

﴿وَإِنِّي لَغَفَّارٞ لِّمَن تَابَ وَءَامَنَ وَعَمِلَ صَٰلِحٗا ثُمَّ ٱهۡتَدَىٰ﴾

[طه: ٨٢].

Toobadu: Waa ka soo laabashada ku caasinta Alle kor ahaaye oo loo laabto adeecitaankiisa.

Alle wuxuu yidhi:

(Anigu waan u denbi Dhaaf Badanahay qofkii toobad keena oo (Xaqa) rumeeya oo sama fala, markaas ku sugnaada hanuunka oo toosnaada).

[Suuradda Daahaa:5].