السؤال
س٢٥: ما هي آداب التثاؤب؟
S25: Waa maxay aadaabta hamaansigu?
الجواب
ج:١. محاولة كظم التثاؤب.
في الحديث:
«التثاؤب من الشيطان، فإذا تثاءب أحدكم فليرده ما استطاع»
متفق عليه.
- عدم رفع الصوت بقول " آه آه".
- في الحديث:
«ولا يقل: آه آه، فإن أحدكم إذا فتح فاه، فإن الشيطان يضحك منه»
رواه أحمد.
- وضع اليد على الفم.
«إذا تثاءب أحدكم فليمسك بيده على فيه؛ فإن الشيطان يدخل»
رواه مسلم.
J: 1. Waa inuu qofku isku dayo oo ku dadaalo celinta hamaansiga.
Tixraac xadiiska:
"Hamaansigu waa xagga shaydaanka, ee markuu hamaansanayo midkiin ha ka hortago oo celiyo intuu karo".
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.
- Waa inaad codka kor ugu qaadin hammaansiga adigoo leh, "Aah, Aah".
"Waana inuusan odhan: Aah Aah, waayo midkiin marka uu kala qaado afkiisa, sheydaanka baa ku qosli".
Waxaa soo weriyey Axmad.
- Waa inuu gacanta afka saaro.
"Hadduu midkiin hamaansado waa inuu gacantiisa ku qabto afkiisa, haddii kale shaydaan baa gali".
Waxaa soo weriyey Muslim.