Skip to content

Waa maxay aadaabta Hindhisadu?

الباب / الفصل
قسم الآداب الإسلامية

السؤال

س٢٤: ما آداب العطاس؟

S24: Waa maxay aadaabta Hindhisadu?

الجواب

ج:١. وضع اليد أو الثوب أو المنديل عند العطاس.

  1. أن تحمد الله بعد العطاس «الحمد لله».
  2. وليقل له أخوه أو صاحبه: «يرحمك الله».
  • فإذا قال له، فليقل: «يهديكم الله ويصلح بالكم».

J: 1. Inaad saarto gacanta ama maro ama masar sanka iyo afkaaga markaad hindhiseyso.

  1. Inaad u xamdi iyo mahad naqdo Alle Hindhisada kaddib oo aad tidhaahdo: "Al xamdulillaah".
  2. Waana inuu ku yidhaahdo midka maqla hidhisada walaalki ama saaxiibkii: "Yarxamukallaah" (Ilaahay ha kuu Naxariisto).
  • Marka uu ku dhaho yarxamukallaah ha yidhaahdo:(Yahdiikumullaahu wa yuslixu baalakum) (Ilaahay ha idin hanuuniyo, hana hagaajiyo arrimihiinna).