Skip to content

Waa maxay aadaabta akhrinta Qur'aanku?

الباب / الفصل
قسم الآداب الإسلامية

السؤال

س27: ما آداب التلاوة؟

S27: Waa maxay aadaabta akhrinta Qur'aanku?

الجواب

ج:1. التلاوة على طهارة بعد الوضوء.

  1. الجلوس بأدب ووقار.
  2. أستعيذ بالله من الشيطان في بداية التلاوة.

قال تعالى:

﴿فَإِذَا قَرَأۡتَ ٱلۡقُرۡءَانَ فَٱسۡتَعِذۡ بِٱللَّهِ مِنَ ٱلشَّيۡطَٰنِ ٱلرَّجِيمِ﴾

[النحل: ٩٨].

  1. أتدبر القراءة.

﴿أَفَلَا يَتَدَبَّرُونَ ٱلۡقُرۡءَانَ أَمۡ عَلَىٰ قُلُوبٍ أَقۡفَالُهَآ﴾

[محمد: ٢٤].

*******

J: 1. Inaad akhrido Qur'aanka adigoo daahir ah weseysi kaddib.

  1. Inaad u fadhiisato si edeb iyo xushmad leh.
  2. Waxaan magan gali Alle oo ka magan gali shaydaanka hoorraanta akhrinta Qur'aanka.

Alle wuxuu yidhi:

(Ee markaad akhriyeyso Qur’aanka, ka magan gal Alle shaydaanka la fogeeyey).

[Suuradda An-Naxal: 114].

  1. Waxaan u fiirsan oo u dhug yeelan akhrinta Qur'aanka.

(Miyeyna u dhug yeelanayn Qur’aanka mise waxaa ah quluubtooda qufullo).

[Suuradda Muxammad:19].