Skip to content

Waa maxay aadaabta barashada cilmigu?

الباب / الفصل
قسم الآداب الإسلامية

السؤال

س9: ما آداب طلب العلم؟

S9: Waa maxay aadaabta barashada cilmigu?

الجواب

ج:1. إخلاص النية لله عَزَّ وَجَلَّ.

في الحديث:

«من تعلم العلم ليباهي به العلماء، ويجاري به السفهاء، ويصرف به وجوه الناس إليه أدخله الله جهنم»

رواه ابن ماجه.

  1. أعمل بالعلم الذي تعلمته.

«لا تزول قدما عبد يوم القيامة حتى يسأل عن أربع: -وذكر منها- وعن علمه ماذا عمل فيه»

رواه الترمذي والدارمي.

  1. أحترم المعلم وأوقره في حضوره وغيابه.
  2. أجلس أمامه بأدب.
  3. أنصت إليه جيدًا ولا أقاطعه في درسه.
  4. أتأدب بطرح السؤال.
  5. لا أناديه باسمه.
  • في الحديث:

«إن من إجلال الله إكرام ذي الشيبة المسلم، وحامل القرآن»

رواه أبو داود.

J: 1. Niyadda oo loo gaar iyo gooni yeelo Alle Weyne.

Tixraac xadiiska:

(Qofkii cilmi u barta inuu ugu faano culimada oo kula doodo makasta, oo dadka wejiyadiisa xaggiisa u soo jeediyo wuxuu Alle gelin Jahannama).

Waxaa soo weriyey ibnu Maajah.

  1. Waxaan ku camal fali cilmigaan bartay.

(Qofku kama dhaqaaqayo meesha cagtiisu saaran tahay Maalinta Qiyaamaha ilaa la weydiiyo afar-su'aalood-: wuxuuna sheegay oo ka mid ahaa cilmigiisa muxuu ka yeelay oo ma ku camal falay). Waxaa soo weriyey At-Tirmidi iyo Ad-Daarami.

Waxaa soo weriyey At-Tirmidi iyo Ad-Daarami.

  1. Waan ixtiraami macallinka oo qaddarin markuu joogo iyo markuu maqan yahayba.
  2. Waxaan u fariisan hortiisa si edeb leh.

5. Waxaan u dhageysan si fiican mana ka kala goynayo darsigiisa. 6. Si edeb leh baan wax u su'aali

  1. Si edeb leh baan wax u weydiin.
  2. Uguma yeerayo magaciisa.

(Waxaa ka mid ah weyneynta Alle sharfidda Muslimka cirrada leh (qofka weyn) iyo qofka Qur’aanka yaqaan ee ku camal fala).

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud.