Skip to content

السؤال

س45: ما هو فضل الحج؟

S45: Waa maxay fadliga Xajka?

الجواب

ج:عن أبي هريرة رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ، قال: سمعت رسول الله ﷺ يقول:

«من حج لله فلم يرفث ولم يفسق؛ رجع كيوم ولدته أمه»

رواه البخاري وغيره.

  • «كيوم ولدته أمه»: أي بغير ذنب.

S44: Waa maxay fadliga Xajka? J: Abuu Hurayra Allaha ka raalli noqdee. wuxuu yidhi: Waxaan maqlay Rasuulka Alle sallallaahu calayhi wasallam oo leh: :"Qofka u xajiya Alle dartii ee aan la iman rafath (galmood xaaskiisa iyo waxyaalaha hor dhaca u ah galmada), aan gelin muran iyo macsi midna, wuxuu ka soo laabtaa Xajka isagoo sidii maalintii ay dhashay hooyadi ah". Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo qeyrki. - "Sida maalintay dhashay hooyadii": waa denbi la'aan ah.

"Qofkii u xajiya Alle dartii ee aan la iman aflagaaddo, muran iyo macsi midna, wuxuu ka soo laabtaa Xajka isagoo sidii maalintii ay dhashay hooyadi ah".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo qeyrki.

  • "Sida maalintay dhashay hooyadii": waa denbi la'aan ah.