Skip to content

Waa maxay waajibka faridda dadka wanaagga iyo reebidda munkarka (xumaanta)?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س41: ما هو واجب الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر؟

S41: Waa maxay waajibka faridda dadka wanaagga iyo reebidda munkarka (xumaanta)?

الجواب

ج:المعروف: هو الأمر بكل طاعة لله عَزَّ وَجَلَّ،

والمنكر: هو النهي عن كل معصية لله عَزَّ وَجَلَّ.

  • قال تَعَالَى:

﴿كُنتُمۡ خَيۡرَ أُمَّةٍ أُخۡرِجَتۡ لِلنَّاسِ تَأۡمُرُونَ بِٱلۡمَعۡرُوفِ وَتَنۡهَوۡنَ عَنِ ٱلۡمُنكَرِ وَتُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِۗ﴾

[آل عمران: ١١٠].

J: Wanaagga: Waa in la is amro daacadda Alle Cazza Wajalla,

Munkarkuna: waa in layska reebo ku caasinta Alle Cazza Wajalla.

Alle wuxuu yidhi:

"Waxaad tihiin (Muslimiineey) ummadda ugu kheyrka badan ummadaha ee loo soo saaray dadka; Waxaad amartaan samaha, reebtaanna xumaha, oo rumeysan tihiin Alle."

[Suuradda Aala-Cimraan: 19].