Skip to content

Waa maxay tawakulka (talo saarasho Alle)?

الباب / الفصل
قسم العقيدة

السؤال

س40: ما هو التوكل على الله تَعَالَى؟

S40: Waa maxay tawakulka (talo saarasho Alle)?

الجواب

ج:هو الاعتماد على الله تَعَالَى في جلب المنافع ودفع المضار، مع الأخذ بالأسباب.

قال تَعَالَى:

﴿وَمَن يَتَوَكَّلۡ عَلَى ٱللَّهِ فَهُوَ حَسۡبُهُۥٓۚ﴾

[الطلاق: 3].

﴿حَسْبُهُ﴾: أي كافيه.

J: Waa ku kalsoonaanta Alle iyo isku halleyntiisa iyo tala saarashadiisa xagga raadinta waxa wax tar kuu leh iyo ka magan galka waxa wax kuu dhimi, adigoo sameynaya oo la iman asbaabta.

Alle wuxuu yidhi:

"Qofkii talo saarta Alle oo isku halleeya, Alle ayaa la jira oo ku filan".

[Suuradda Ad-Dalaaq: 3].

(Wuu ku filan yahay): Macnaha wuu kaafin.