Waa kuwee ahlu Sunna wa jamaaca?
- التصنيف الشرعي
- العقيدةأهل السنة والجماعةخصائص أهل السنة والجماعة
- الباب / الفصل
- قسم العقيدة
السؤال
س42: من هم أهل السنة والجماعة؟
S42: Waa kuwee ahlu Sunna wa jamaaca?
الجواب
ج:هم من كان على مثل ما كان عليه النبي صلى الله عليه وسلم وأصحابه في القول والعمل والاعتقاد.
- وسموا أهل السنة: لاتباعهم سنة النبي صلى الله عليه وسلم، وترك الابتداع.
- والجماعة: لأنهم اجتمعوا على الحق ولم يتفرقوا فيه.
- قال عليه الصلاة والسلام:
«إن بني إسرائيل تفرقت على ثنتين وسبعين ملة، وتفترق أمتي على ثلاث وسبعين ملة، كلهم في النار، إلا ملة واحدة». قالوا: ومن هي يا رسول الله ؟ قال: «ما أنا عليه وأصحابي»
رواه الترمذي.
J: Waa kuwa ku sugan dhabbihii uu ku sugnaa Nabigu sallallaahu caleyhi wasallam iyo asxaabtiisa xagga odhaahda iyo camalka (wax qabadka) iyo rumeyntaba.
- Waxaana loogu magacaabay ahlu Sunnah iney raaceen darteed Sunnaha Nabiga sallallaahu calayhi wasallam., iyo ka tegitaanka bidcada (ku kordhinta diinta waxaan sax aheyn).
- Jamaacana (guuto midowdey): Waayo waxay ku midoobeen Xaqa, kumana kala tegin.
- Nabigu Sallallaahu calayhi wasallam wuxuu yidhi:
"Reer banii Israa’iil waxay u kala bexeen labo iyo toddobaatan dariiqo/kooxood oo diin ah, ummadeyduna waxay u kala bixi seddex iyo toddobaatan dariiqo oo diin ah. Dhammaan waxay geli Naar hal dariiqo maahee. Waxay weydiiyeen: Waa tee Rasuulka Allow? Wuxuu yidhi: Waa tan heysat a dariiqa aan ku sugannahay aniga iyo asxaabteydu".
Waxaa soo weriyey At-Tirmidi.