Skip to content
Liiska Suuradaha /

البُرُوج

البُرُوج is chapter 85 of the Quran and has 22 verses. This page presents it in full in the Uthmani script, with a verse-by-verse translation of its meaning.

22 Aayadaha Lambarka Suuradda 85
Tag aayad
Soomaaliga · Yacob
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلسَّمَآءِ ذَاتِ ٱلۡبُرُوجِ

Waxaan ku dhaartay samada xiddigaha waaweyn leh iyo (jidadkooda).

وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡمَوۡعُودِ

Iyo Maalinta ballanta ah (Qiyaamada).

وَشَاهِدٖ وَمَشۡهُودٖ

Iyo Mid marag furi oo Nabiga ah iyo kuwo lagu marag furi 'oo ummadda ah.'

قُتِلَ أَصۡحَٰبُ ٱلۡأُخۡدُودِ

Lacnadi ha ku dhacdo qoladii godka lahaa (mu'miniinta lagu caddibo).

ٱلنَّارِ ذَاتِ ٱلۡوَقُودِ

Ee ahaa dab olol iyo huritaan badan.