Skip to content

السؤال

س۱۳: ما الواجب إذا رأيت امرأة أجنبية؟

S13: Maxaa waajib ah haddaad aragto haweeney ajanabi kaa ah?

الجواب

ج:الواجب غض البصر،

قال تَعَالَى:

﴿قُلْ لِلْمُؤْمِنِينَ يَغُضُّوا مِنْ أَبْصَارِهِمْ﴾

[النور: ٣٠].

J: Waa inaan aragga ka laabo oo fiiro la raacin,

Alle wuxuu yidhi:

(Waxaad ku dhahdaa mu’miniinta ha ka laabeen aragyadooda (xaaraanta, Iyagoo eegaya oo keliya waxa bannaan oo ka jeedinaya indhahood waxa aan u bannaaneyn in la eego).

[Suuradda An-Nuur :27].