Skip to content

السؤال

س6: اذكر بعض نعم الله عليك.

S6: Maxaa ka mid ah nicmooyinka uu Alle kugu galladeystay?

الجواب

ج:١. نعمة الإسلام، وأنك لست من أهل الكفر.

  1. نعمة السنة، وأنك لست من أهل البدع.
  2. نعمة الصحة والعافية، كالسمع والبصر والمشي وغيرها.
  3. نعمة الطعام والشراب والملبس.
  • ونعمه تَعَالَى علينا كثيرة لا تعد ولا تحصى.

قال تَعَالَى:

﴿وَإِن تَعُدُّواْ نِعۡمَةَ ٱللَّهِ لَا تُحۡصُوهَآۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَغَفُورٞ رَّحِيمٞ﴾

[النحل: ١٨].

J: 1. Nicmadda Islaamka, iyo inaad ka mid aheyn dadkaa gaalada ah.

  1. Nicmadda Sunnada, iyo inaad ka mid aheyn kuwaa ehlu bidcada ah.
  2. Nicmadda ladnaanta iyo caafimaadka, oo leh maqalka, aragga, socodka iyo nicmooyinka kale oo badan.
  3. Nicmadda cunnada iyo cabbitaanka iyo dharka.
  • Nicmadda Alle kor ahaaye innagu galladaystay wey badan yihiin oo lama koobi karo tiro ahaan.

Alle wuxuu yidhi:

(Haddaad tirisaan Nicmooyinka Alle, ma koobi kartaan. dhab ahaan Alle waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis Badan).

[Suuradda An-Naxal: 114].