Waa maxey qaar ka mid ah noocyada mucaamalooyinka iyo beeca xaaraanta ah?
- الباب / الفصل
- قسم المنوعات
السؤال
س5: ما بعض أنواع المعاملات والبيوع المحرمة؟
S5: Waa maxey qaar ka mid ah noocyada mucaamalooyinka iyo beeca xaaraanta ah?
الجواب
ج:١. الغش، ومنه: إخفاء عيب السلعة.
- فعن أبي هريرة رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ، أنَّ رسول الله ﷺ مرَّ على صبرة- أي: كومة- طعام، فأدخل يده فيها، فنالت أصابعه بللًا. فقال: «ما هذا يا صاحب الطَّعام؟» قال: أصابته السَّماء يا رسول الله. قال:
«أفلا جعلته فوق الطَّعام كي يراه النَّاس؟ من غشَّ فليس منِّي»
رواه مسلم.
- الربا: ومنه أن آخذ ألفًا من إنسان دينًا على أن أردها إليه ألفين.
- والزيادة هي الربا المحرم.
قال تَعَالَى:
﴿وَأَحَلَّ ٱللَّهُ ٱلۡبَيۡعَ وَحَرَّمَ ٱلرِّبَوٰاْۚ﴾
[البقرة: ٢٧٥].
- الغرر والجهالة: كأن أبيعك الحليب في ضرع الشاة، أو السمكة في الماء ولم أصطدها بعد.
- ففي الحديث:
«نهى رسول الله صلى الله عليه وسلم عن بيع الغرر»
J: 1. Qishka iyo khiyaamada, waxaana ka mid ah qarinta ceeb aad ku og tahay waxaad iibineyso.
- Abuu Hurayrah-Allaha ka raalli noqdee- waxaa laga soo weriyey in Rasuulka Alle -Sallallaahu calahi wasallam- soo maray raashin iib ah (cunto galley ah), markii uu gacanta dhex geliyey waxaa ka soo raacay qoyaan. Markaasuu Nabigu -Sallallaahu calahi wasallam- ku yidhi ninkii galleyda iibineyey: Ninka galleyda lahow waa maxay waxaani? Ganacsadihii wuxuu yidhi: Galleydan waxaa ku da'ay roob Rasuul Allow. Nabigu -Sallallaahu calayhi wasallam- wuxuu yidhi:
" Maxaad u soo marin weydey kor si dadku u arko? Qofkii na khiyaana naga mid ma aha".
Waxaa soo weriyey Muslim.
- Ribada: Waxaana ka mid ah inuu qof ka deynsado qof kale kun oo ugu gudo labo kun.
- Intaa siyaadada (dheeriga) ah baana ribada xaaraanta ah.
Alle wuxuu yidhi:
(Alle wuu xalaaleeyey beeca (wax kala iibsiga) waanu xaaraantinimeeyey ribada).
[Suuradda Al-Baqarah: 50].
- Beec aan caddeyn oo khiyaamo iyo aqoon darro ku jirto: Sida inaan kaa iibiyo caano weli ku jira candhada xoolaha, ama kalluun aan weli la soo qaban.
- Waxaa ku soo arooray xadiis:
"Rasuulka Alle Sallallaahu calahi wasallam- wuu reebay beeca khiyaamadu ku jirto".