Waa maxay ducada fuulidda gaadiidka?
- الباب / الفصل
- قسم الأدعية والأذكار
السؤال
س٢٦: ما هو دعاء الركوب؟
S26: Waa maxay ducada fuulidda gaadiidka?
الجواب
ج:«بسم الله، والحمد لله ﴿سُبْحَانَ الَّذِي سَخَّرَ لَنَا هَذَا وَمَا كُنَّا لَهُ مُقْرِنِينَ 13 وَإِنَّا إِلَى رَبِّنَا لَمُنْقَلِبُونَ 14﴾ [الزخرف: 13-14]، الحمد لله، الحمد لله، الحمد لله، الله أكبر، الله أكبر، الله أكبر، سبحانك اللهم إني ظلمت نفسي فاغفر لي؛ فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت»
رواه أبو داود والترمذي.
J: Bismillaah, alxamdu lillaah {subxaanalladii sakhkhara lanaa haadaa, wa maa kunnaa lahu muqriniin, wa innaa ilaa Rabbinaa la munqalibuun". [Suuradda Az-Zukhruf: 13- 14]. Alxamdu lillaahi, alxamdu lillaahi, al- xamdu lillaahi, Allaahu akbar, Allaahu akbar, Allaahu akbar, Subxaanaka Allaahumma innii dalamtu nafsii faqfir lii, fa-innahu laa yaqfira dunuuba illaa Anta". "Magaca Alle ayaan ku fuulayaa, mahad Allaa leh, waxaa xumaan ka nasahan Alle oo noo sahlay kan, mana nihin kuwo kara leyligiisa innaguna xagga Rabbigayo yaannu u noqoneynaa. mahad Allaa leh, mahad Allaa leh, mahad Allaa leh, Allaa weyn, Allaa wayn, Allaa weyn, Allow Adigaa xumaan ka fog, anigu waxaan dulmiyey naftayda, ee ii denbi dhaaf, ma dhaafo denbiyada Adiga mooyee".
Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi.