Skip to content

Maxaad odhan markaad ka kacdo gole/ fadhi "ducada kafaara gudka ee denbi dhaafka fadhiga"?

الباب / الفصل
قسم الأدعية والأذكار

السؤال

س٢٥: ما تقول عند القيام والفراغ من المجلس "دعاء كفارة المجلس"؟

S25: Maxaad odhan markaad ka kacdo gole/ fadhi "ducada kafaara gudka ee denbi dhaafka fadhiga"?

الجواب

ج:«سبحانك اللهم وبحمدك، أشهد أن لا إله إلا أنت، أستغفرك وأتوب إليك»

رواه أبو داود والترمذي وغيرهما.

J: "Subxaanaka Allaahumma wa bixamdika ash-hadu an laa ilaaha illaa anta astaqfiruka wa atuubu ileyk". "Allow xumaan waad ka hufan tahay mahadna Adaa leh, waxaan qirayaa inuusan jirin ilaah xaq lagu caabudo Adiga mooyee, denbi dhaaf ayaan ku weydiisanayaa, waana kuu toobad keenayaa'.

Waxaa soo weriyey Abuu Daawuud iyo At-Tirmidi iyo kuwo kale.