Skip to content

السؤال

س٢٨: ما هو دعاء المسافر للمقيم؟

S28: Waa maxay ducada qofka musaafirku ugu duceeyo qofka negi ee halkiisa jooga?

الجواب

ج:«أستودعكم الله الذي لا تضيع ودائعه»

رواه أحمد وابن ماجة.

J: "Astawdici-kumullaah alladii laa tadiicu wadaa'icuhu" "Waxaan idinku amaanaysanayaa Alle ee Amaanadiisu aanay lumin".

Waxaa soo weriyey Axmad iyo ibnu Maajah.