Skip to content

السؤال

س٣: من أين نأخذ الأخلاق؟

S3: Xaggee baan ka qaadaneynaa Akhlaaqda?

الجواب

ج:من القرآن الكريم، قال تَعَالَى:

﴿إِنَّ هَذَا الْقُرْآَنَ يَهْدِي لِلَّتِي هِيَ أَقْوَمُ﴾

[الإسراء: ٩].

  • ومن السنة النبوية: حيث قال رسولُ اللهِ ﷺ:

«إنَّما بُعِثْتُ لِأُتَمِّمَ صالحَ الأَخلاقِ»

رواه أحمد.

J: Qur’aanka, Alle kor ahaaye wuxuu yidhi:

(Qur’aankani wuxuu ku hanuuniyaa dadka shay walba waxa ugu toosnaanta badan.

[Suurada Al-israa: 57].

  • Xagga Sunnada Nabiga s.c.w: Rasuulka Alle s.c.w wuxuu yidhi:

"Waxaa la ii soo diray inaan dhammeystiro Akhlaaqda wanaagsan".

Waxaa soo weriyey Axmad.