Waa maxay fadliga soomidda soon sunno ah bil aan Ramadaan ahayn?
- الباب / الفصل
- قسم الفقه
السؤال
س40: ما فضل صيام التطوع في غير رمضان؟
S40: Waa maxay fadliga soomidda soon sunno ah bil aan Ramadaan ahayn?
الجواب
ج:عن أبي سعيد الخدري رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ قال: قال رسول الله ﷺ:
«ما من عبد يصوم يومًا في سبيل الله، إلا باعد الله بذلك اليوم وجهه عن النار سبعين خريفًا»
متفق عليه.
- معنى «سبعين خريفًا»؛ أي: سبعين سنة.
J: Abuu saciid Al-Khudri Allaha ka raalli noqdee wuxuu yidhi: Rasuulka Alle sallallaahu calayhi wasallam wuxuu yidhi: "Addoonkii sooma maalin Alle darti wuxuu Alle uga fogeeyaa maalintaa wejigiisa Naarta masaafo toddobaatan xagaa loo socdo". Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim. - Macnaha toddobaatan xagaa waa toddobaatan sano.
"Addoonkii sooma maalin Alle darti wuxuu Alle uga fogeeyaa maalintaa wejigiisa Naarta masaafo toddobaatan Xagaa loo socdo".
Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.
- Macnaha toddobaatan Xagaa waa toddobaatan sano.