Skip to content

Waa maxay fadliga bisha Ramadaan?

الباب / الفصل
قسم الفقه

السؤال

س39: ما فضل صيام شهر رمضان؟

S39: Waa maxay fadliga bisha Ramadaan?

الجواب

ج:عن أبي هريرة رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ، أن رسول الله ﷺ قال:

«من صام رمضان إيمانًا واحتسابًا؛ غُفِر له ما تقدم من ذنبه»

متفق عليه.

J: Abuu Hurayra Allaha ka raalli noqdee waxaa laga soo weriyey in Rasuulka Alle sallallaahu calayhi wasallam yidhi:

"Qofka u sooma bisha Ramadaan iimaan qab iyo ajar weydiisi, waa loo dhaafaa wixii horay uga dhacay oo denbi ah".

Waxaa soo weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim.